Hirgali Hiring Agency

HHA is the first temporary recruitment agency in Somaliland that takes the time to understand your specific needs and who have in-depth knowledge of the temporary staffing market we serve. With an ever-expanding network, we support our clients by sourcing, engaging, and retaining the best staff—ensuring we find the right talent to match your business culture and values.

HHA waa koox khibrad dheer u leh shaqo qorista, una heellan inay ganacsiyada ku xiraan xirfadlayal kumeel gaadha, oo leh aqoon jaamacaded ku haboon goobta aan u dirayno, kuuna buuxinaya marka shaqaalahagu fasax, xanuun, ama hawl kale ku maqnaado.

Maanta Bilow Shaqo

Waxaan bixinaa fursado shaqo oo goobo kala duwan iyo qaybo kala duwan ah, annagoo ku siinayna xorriyadda aad ku dooran karto goorta iyo halka aad ka shaqaynayso. Haddii aad tahay qof dadaal badan, xirfad leh, una diyaar ah inuu helo shaqo iyo khibrad, fadlan riix linkiga kore si aad isu diiwaangeliso.
ENG Mohamed
FOUNDER

HHA offers tailored recruitment solutions, whether you’re staffing a new development, hiring permanently, covering absences, or seeking industry advice on salaries and rota management.

Our experienced team provides reliable temporary cover for any situation—last-minute emergencies, holiday leave, or long-term absences. With fully vetted, trained professionals, we ensure your site runs smoothly, no matter the challenge.

24/7 Out of Hours – +252634501459

Macmiil ma xiisaynaysa in aad Project Nala Bilowdo?

Ha ka walwalin hadii ay ku timaado xaalad dagdag ah shaqaalahaga rasmiga ah ama fasax qaatan.

Kooxdeenu waxa ay kuso dirayan qof khibrad u leh adeega ad rabtid