Hirgali Hiring Agency is the first temporary recruitment agency in Somaliland that takes the time to understand your specific needs and has in-depth knowledge of the markets we serve.
Yaan Nahay
HHA waa koox khibrad dheer u leh shaqo qorista, una heellan inay ganacsiyada ku xiraan xirfadlayal kumeel gaadha.
Waxaan si qoto dheer u fahannaa qofka ku haboon marka shaqaalahagu fasax, xanuun, ama hawl kale ku maqnaado.
Haddii aad raadineyso xirfadle ku meel-gaadha oo wax qabad leh, waxaan u heellannahay inaan helno qofka ugu habboon ee si wadi kara shaqada taala
Ujeedkena?
Himiladayadu waa inaan beddelno shaqo yarida, taas oo kor u qaadaysa ganacsiyada iyo xirfadlayaasha labadaba.